Dowlada Kenya oo ka jawaabtay Eedeyntii uga timid dowlada Soomaaliya

War Saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Kenya faragalin ka wado xadka ay wadaagaan labada dowladood gaar ahaan dhinaca Mandheera. Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowlada Kenya inĀ  si deg deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanideeda dalka iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo … Continue reading Dowlada Kenya oo ka jawaabtay Eedeyntii uga timid dowlada Soomaaliya